(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiiru dowlaha Arrimaha dibeda & danjire Carlo Campanile?

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa waxa uu ku qaabilay xafiiskiisa Mudane Carlo Campanile, Safiirka Talyaaniga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen diblomaasiyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa muujiyay sida uu ugu riyaaqsan yahay xiriirka taariikhiga ah ee … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiiru dowlaha Arrimaha dibeda & danjire Carlo Campanile?